Labada maamul ee Beesha daarood Jubaland iyo Puntland ayaa ciidankii ugu xoogana ku daad gureeyay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Maamulka Galmudug. Labada maamul oo aan kalsooni ku qabin Maamulka Galmuudg iyo Dawlada Fadaraalka soomaaliua ayaa si madax banaan u sugta amniga madaxdooda. Ciidanka Jubaland iyo Puntland, Ku daad Gureenayaan DhuusamareebContinue Reading

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Amb. James Swan ayaa maanta gaaray magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Swan iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo uga hortegay madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan.Continue Reading

Xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaa ka furmay shir u dhaxeeya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo saaxiibada beesha caalamka taas oo looga arinsanayo arrimo la xiriira doorashooyinka. Warbaahinta maxaliga ah ayaa baahisay sawiro xubnaha beesha caalamka oo sii galaya madaxtooyada, waxaana la sheegay iney kulan la yeelanayaan Farmaajo, iyadoo ay jirtoContinue Reading

Maleeshiyaadka Maamulka SNM, ayaa goordhaweyd gudaha Laascaanood ka qabtay Wariye Mohamed Bidhaanshe oo kamid ah Wariyaasha Ku sugan Gudaha Laascaanood, Wariye Bidhaan ayaa waraysi uu ka qaaday Taliye Ku xigeenka Jabhada SSC Faysal Falaalug ka siidayay Warbaahinrta. Waraysiga ayaa ahaa mid hordhac ah balse aan si wacan loo siiwada daynContinue Reading

Waxaa war Saxaafadeed soo Saaray maamulada Jubaland iyo Puntland kuwaaso ka hadlay islamarkaana shaaciyay in ay diyaar u yihiin Doorasho. Labada maamul ayaa cadeeyay in ay diyaar u yihiin doorasho laakiinse waxay ku xidhen oo ku baaqen shir ka dhaca Muqdisho 30 bishan, WAR-MURTIYEED WADAJIR AH: DOWLADAHA PUNTLAND IYO JUBBALANDContinue Reading

Shiikh Abdinaasir Xaaji Axmed Shiikhul beledka Laascaanood ayaa ka hadlay go’aan lagu joojinayo isticmaalka lacagta electaroniga ee mobilada laysugu diro wax kayar 100 $, Shiikh Abdinaasir Xaaji Axmed ayaa Sheegay in cawaaqib xumo ka dhalan karto hadii la joojiyo.Sidoo kale Shiikh Abdinaasir Xaaji Axmed wuxuu ka hadlay dilal ka dhacayContinue Reading

Maraykanka ayaa ku baaqay in si degdeg ah ciidamada Eritrea looga saaro gobolka Tigray ee waddanka Ethiopia sida ay daabacday wakaalada Wararka ee AP. Afhayeen u hadlay waaxda arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa sheegay in gobolkaasi ay ka dhaceen tacadiyo isugu jira bililiqo, kufsi iyo xadgudubyo kale. Maraykanka ayaa sheegay inContinue Reading

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in guddigii xaqiiqa raadinta ahaa ee loo diray xuduuda Soomaaliya iyo Kenya, uu la saftay dowladda Kenya. Guddigaas oo laga iclaamiyey shirkii 20-kii bishii December ay madaxda IGAD ku yeesheen dalka Jabuuti ayaa loo dirayContinue Reading