DAAWO::Haweenka Laascaanood Oo Saaka kuwada labistay Calanka Somalia Sabata Ogow,

Magaalada Laascaanood caasimada Gobolka sool ayaa maleeshyaadka SNM ee ku sugan waxay xabsiga dhigen Mid kamid ah haweenka gobolka oo ku labisan calanka Soomaaliya,

Haweenaydan ayaa lagu xidhay Saldhiga Dhexe Laascaanood iyadoo maleeshiyaada SNM ku eedaynaso in ay xidhatay calanka soomaaliya.

Saaka ayaa haweenka gobolka sool waxay kusoo wada labisten calanka soomaaliya taaso maamulka snm looga dhigaayo jawaab ah in aan lagu baqdin galin karin bulshada gobolka Xidhashada calanka Dalka