Garaad Cabdirashiid waraabe dheere oo kamid ah Golaha dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan Beelaha SSC ayaa soo gaadhay caasimada Garowe.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Garaad Cabdirashiid oo mudo safar Dibada ah ugu maqna Dalalka Yurub iyo Afrika ayaa soo gaadhay dalka Gaar ahaan Garoowe.
Safarka Garaad cabdirashiid Waraabe Dheere Ayaa kusoo beegmaya xili xaalada Dalka soomaaliya Cakiran tahay islamarkaana cabsi weyn laga qabo Qalalaase siyaasadeed.
Garaad cabdirashiid oo kamid ah Golaha dhaqan soomaaliyeed gaar Ahaan kuwa gobolada SSC ayaa kulamo kala duwan kula qaadan Doona Caasimada Garowe masuuiliyiin iyo madax kala duwan,
