Siyaasaddii Puntland ee Maanta waa Ilaahow Beesha Muqdisho madaxweyne sii aanu helnee Raisulwasaare. Gobolka bari ayaa waxa ku noolaan jiray nin ganacsade ah oo taajir ah, laguna magcaabi jiray Xaaji Cabaas. Xamaaliyiinta Xoolaha ka dejin jirtay ama saari jirtay Doonyaha Xaaji Cabaas ayaa waxay ku heesi jireen Ilaahoow Xaaji CabaasContinue Reading

Magaalada Laascaanood caasimada Gobolka sool ayaa maleeshyaadka SNM ee ku sugan waxay xabsiga dhigen Mid kamid ah haweenka gobolka oo ku labisan calanka Soomaaliya, Haweenaydan ayaa lagu xidhay Saldhiga Dhexe Laascaanood iyadoo maleeshiyaada SNM ku eedaynaso in ay xidhatay calanka soomaaliya. Saaka ayaa haweenka gobolka sool waxay kusoo wada labistenContinue Reading

26-kii bishan oo ku beegnayd Sabtidii waxaa lagu balansanaa in xarumaha dowlad goboleedyada dalka ay ka bilaabato diiwaan gelinta musharaxiinta golaha Aqalka Sare oo ku eg 29-ka bishan, sida ku cad jadwalka uu dhawaan soo saaray guddiga lagu muran sanyahay ee doorahada. Xog ay heshay KHaatumonews ayaa sheegeysa in madaxweynahaContinue Reading

Jiif caaqilka Guud ee Beesha Guuleed Garaad Barkad ayaa Si kulul uga hadlay qorshe sumacada looga xumaynaayo Deegaanka Beesha,qorshahaasi oo ah in diiwaangalinta Isaaq loo soo xambaaro deegaanka. Caaqil Cabdilaahi Maxamed Dheeg Ayaa ugu horeen maamulka Hargaysa uga digay in marnaba ka suuro galayn deegaanka SSC qorshe aysan raali kaContinue Reading

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay ciidamo gaar ah u diyaarisay sugida amniga doorashooyinka, kuwaasi oo qeyb ka ah qorshaha amni ee ay dajisay xukuumaddu. Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Soomaaliya, Farxaan Cali Axmed ayaa sheegay inay dejiyeen qorshaha amniga doorashooyinka, iyaga oo gacan ka helaya qaar kamid ah maamulada dalka,Continue Reading

Waxaa Soo gaadhay maanta Caasimada maamulka puntland Garoowe labada Gudoomiye barlamaan ee Soomaaliya Mr Mursal iyo Cabdi xaashi. Masuuliyiintan waxaa kusoo dhaweeyay garoowe Madaxweynaha puntland Siciid Deni. Dhanka kale Madaxda Mucaaridka ee U Sharaxan xilka madaxweyne ee soomaaliya ayaa iyana kusoo wajahan Garoowe, Madaxweynaha Jubaland iyo Kan Galmudug ayaa isnaContinue Reading