600 War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Alshabaab Oo Dagaal kula Wareegtay Deegaan Ay Gacan ku hayen Galmudug iyo Hubka ay qabsaden.

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii hore weerar culus uu ka dhacay deegaan ay gacanta ku hayeen maamulka ‘Galmudug’.

Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig melleteri oo kuyaal deegaanka Bacaadweyn.

xogta laga helayo goobta dagaalka ayaa xaqiijinaysa in ciidamada Alshabaab ee weerarka qaaday ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka iyo dhammaan wixii hub ahaa ee yiillay gudaha saldhigga Bacaad weyn.

illaa Shan gaari oo nuuca dagaalka ah ayaa ugacan galay Alshabaab ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in gaadiidka lala wareegay ay kamid yihiin Laba Zuug, laba Cabdi Bile oo dhashiike saaranyahay iyo gaari kale oo uu ku rakibanyahay qoriga B10-ka loo yaqaan.

Khasaare aad uxooggan oo dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaalkii aadka ucuslaa ee saaka ka dhacay deegaanka Bacaadweyn oo ay deganaayeen ciidamo katirsan guutada 21aad

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021