600 Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Muuse Biixi Oo Aad ugu Faraxsan Talaabo uu Qaaday Farmaajo

Siyaasiyiinta Isaaq marka ay timaado inay Soomaali inteeda kale ay siyaasadda wax kula qaybsadaan waxay isticmaalaan magacyadda Somaliland, reer waqooyi iyo Dirta waqooyi ,

Mararka qaarkood waa loo sadburiyaa oo waxa la siiyaa saamigii gobolada Sool iyo Sanaag ay lahaayeen

Hadaba maxaa diiday in magacyadda kor ku xusan oo oo ay beesha Isaaq isticmaalaan iyaga oo wata inay Soomaalida inteeda kale kubadda kula ciyaaraan Muqdisho..

Lama waayin dhalinyaro magacaa ku ciyaaraysa sida aan loo waayin Odoyaal beeshaas ka soo jeeda oo Xildhibanadooda ku dooranaya Muqdisho. laakiin Waa siyaasad ah in madaxweyne farmaajo doonayn inuu ka caraysiiyo beesha Isaaq oo ay wada hadalo u socdaan

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021