Musharax ka Soo Jeeda SSC Oo U Taagan Qabashada Madaxweynaha Soomaaliya

Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo ka soo jeeda degaanada sool sanaag iyo cayn ayaa u taagan xilka qabashada madaxweynaha soomaaliya wuxuuna bixiyay waraysi dheer oo dhinacya badan taabanaya