Shaacinta Xildhibaanimo Eng Maxamed Cabdilaahi Kayse oo buhoodle ka dhacay

Musharax xildhibaan Eng Maxamed Cabdilaahi Kayse ayaa maanta buuhoodle looga dhawaaqay inuu ku soo biiray tartanka xildhibaanada faraha badan ee beesha axmed garaad kaga dhex sharaxan