Kursigii galool ooriyaha ee xilka xildhibaanimo ha loo daayo Dr Faarax Maxamed Warsame oo horey loo tijaabiyay

Farah Maxamed Warsame Ayaa xaflad uu ku shaacinayo inuu u sharaxan Yahay Aqalka Hoose ee DFS ku qabtay Garoowe