Dowlada Itoobiya ayaa caydhisay safiirkii dowlada koonfurta suudaan u fadhiyay magaalada adis ababa sida ay xaqiiyeen diblomaasiyiinta koonfur sudaan oo la hadlay wargayska sudans post oo ka soo baxa dalkaasi sidoo kale dowlada itoobiya ayaa u yeedhatay safiirkeeda dalkaasi ee ku sugan magaalada juba Ee caasimada koonfurta suudaan Diblomaasiyiinta AyaaContinue Reading

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii hore weerar culus uu ka dhacay deegaan ay gacanta ku hayeen maamulka ‘Galmudug’. Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig melleteri oo kuyaal deegaanka Bacaadweyn. xogta laga helayo goobta dagaalkaContinue Reading

Waxaa Magaalada Hargaysa ee Xarunta maamulka Somaliland lagu Xidhay Masuul ka tirsan Dawlada Fadaraalka soomaaliya. Mustaf Dhuxulow oo kamid ah Barlamaanka soomaaliya hadana kamid ah Musharixiinta u taagan Xilka madaxweyne ee Soomaaliya Ayaa Hargaysa lagu xidhay. Ciidanka somaliland ayaa Mr Dhuxulow ka qabtay garoonka Cigaal ee Magaalada Hargaysa xili uuContinue Reading