Waxaa goordhaweyd Magaalada Garoowe, Ku qabtay Shir Saxafadeed Abukar Cawaale Qaadid, oo xalay Weerar ay ku soo qaaden Maleeshiyaad SNM ah xili uu ku sugnaa Hotel Casuura Laascaanood, Abukar cawaale, ayaa sheegay Weerarkii Xalay lagu soo qaaday in aysan shaqo ku lahayn beesha dhexe ee Somaliland oo uga jeedo beeshaContinue Reading

Maleeshiyaad Kamid ah Kuwa Gobolka Sool, ee Beesha isaaq Ayaa weerar Ku qaaday abukar Cawaale Qaad-diid oo ku sugan magaalada Laascaanood. Abukar cawaale, oo ku sugan Hotelka uu ka dagey laascaanood, ayaa waxaa weerar ku soo qaaday Maleeshiyaad SNM Ah. Abukar Cawaale, Maleeshiyaadka Soo weeraray kamuusan Firin Albaabka balse waxaaContinue Reading

Maamulka Somaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyey kordhinaysay saamaynta ay ku leedahay gobolka Sool ayaa xil u magacawday agaasime katirsanaa dowladda Puntland kana soo jeeda gobolka Sool. Agaasimihii waaxda Dalxiiska Wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta iyo daxliiska Puntland Cabdiraxmaan Cismaan Aw-Aadan ayaa maamulka Soomaaliland waxaa ay u magacaabay gudoomiyaha degmada Taleex ee GobolkaContinue Reading

Maamulka Somaliland ayaa warbaahinta maanta uga hadlay weerarkii shalay ka dhacay xabsiga Dhexe ee magaalada Laascaanood kaaso looga awood batay maleeshiyaadkii Xabsiga kadiban Laga furtay sadex Gacan Ku Dhiigle, Taliyaasha Maleeshiyaadka Somaliland, ee Xabsiga laascaanood Ayaa guud ahaan beeniyay in Wax maxaabiis ah lagala baxay Shalay Xabsiga, Fadeexadan iyo beenContinue Reading

Waxaa Magaalada Burco, ka dhacay Caasimada Gobolka Togdheer Mudaharaad looga soo Hor jeedo Madaxweynaha Faransiiska oo Aflagadeeyay Nebi Muhamed SCW, Mudaharaadkan Ka dhacay Burco Ayaa ah mudaharaadkii ugu horeeyay ee Guud ahaan dalka soomaaliya, ka dhaca kaaso lagu barbar taagan yahay Nebi Mohamed loogana soo horjeedo hadalkii madaxweynaha FaraniiiskaContinue Reading

Wararka ka imaanaya degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ka aloosantahay xiisad colaadeed oo u dhexaysa Somaliland iyo dadka Degaanka. Gudaha magaalada Laascaanood ayaa tan iyo xalay laga maqlay Rasaas goos-goos ah, waxaana xaafadaha qaarkood lagu arkayay dabley hubaysan oo hab qabiil u abaabulan,Continue Reading

Hay’adda Caalamiga ah ee SVO ayaa Qalab waxbarasho ku wareejisay Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Gudoomiyaha Hay’adda SVO Cabdikariim Siciid Aw Cabdi oo Faahfaahin ka bixiyay Qalabka ay ku wareejiyen Xafiiska waxbarashada Maamulka soomaali State ayaa yidhi’ Waxaan Maanta Ku wareejinay Xafiiska Waxbarashada Dawlad Degaanka Somalida oo Hormuud ka yahay Wasiirka XafiiskaContinue Reading

Maamulka Somaliland ee Gobolka sool, ayaa qorsheeyay in Weerar lagu qaado Gacan ku dhiiglayaashi Somaliland xooga looga furtay Saaka ee Beesh Bahrarsame, Sida aanu wararka ku helano Beesha Bahrarsame ayaa U gudbisay Gacan ku dhiiglayaasha Xuduudka Itoobiya ee Degmada Saaxdheer. Somaliland ayaa Ku fashilantay weerarkii ay damacday inay ku qaadoContinue Reading