Xildhibaan Jikaandhe oo kamid ah Barlamaanka Maamulka Somaliland, ayaa ku dilay Wiil Goomayste ka shaqeeya Lacag uu weydiiyay, Xildhibaan Jikaandhe, Ayaa Dhirbaaxay Wiilka Ka u shaqeeyay oo Goob Lagu Banjariyo Baaburta lahaa kadib markii uu xildhibaanka ushaqeeyay una ha gaajiyay taayir ka Banjaray Gaadhiga Xildhibaanka., Wiilka ayaa weydiiyay Lacagtii uuContinue Reading

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno golaha wasiirada katirada katirsan ayaa la kulmay saraakiil katirsan ciidamada Amisom kaasoo uu hogaaminayay taliyaha cusub ee ciidanka Amisom. Kulanka ayaa diirada lagu saarayay sidii loo xoojinlahaa Howlgalada ka dhanka ah maleeshoyada shabaab iuo sidii loo adkeenContinue Reading

Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulamo ay ku yeesheen xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya  ayaa waxaa ay ku heshiiyeen xilliga la qabanayo doorashooyinka Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha. Wararka laga helay kulanka ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxda ay ku heshiiyeen in Kursiga ugu horeyo eeContinue Reading