Deg Deg:Muuse Biixi Oo Qoorta U Galiyay Bilad Duuliye Beesha isaaq usheegay inuu Duqayn Ka Daayay,

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Buuse Biixi ayaa billad-sharafta ku maamuusay Duuliye Axmed Dheere, oo ahaa ninkii diiday in uu Hargeysa duqeeyo.

Duuliyahan ayaa Sheegay in uu Beesha isaaq Ka daayay Diyaarad uu waday oo Maxamed Siyaad Barre ku amray inay Duqayso hargaysa islamarkaana taas badelkeeda uu ka dajiyay Diyaaradii Jabuuti,


Muuse Biixi, ayaa Qoorta u sudhay Duuliye Axmed Dheere, Bilad sheegayna in la siiyay Baasaboorka Somaliland oo Diblomaasi ah iyo mulkiyadda dhul uu duuliyuhu leeyahay oo looga binayn doono dhisme guri isaga u gaar ah,