Deg Deg Daawo:Beesha Fiqishini Oo Baaq Dagdag ah udirtay Ugaadhyahan

Guurtida iyo Cuqaasha Beesha Reer Fiqi-Shinni oo caawa Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa Baaq Nabadeed iyo gogol ugu baaqey Beesha Ugaadhyahan .

Suldaan Mustafe Maxamuud Awseed ayaa gogoshan dhigey magaalada Adhicadeeye ee gobolka Sool ,

Beesha Fiqishini ayaa mudooyinka Gogol nabadeed ugu baaqasay beesha Dhulbahante aan cidi ka aqbalin,