Daawo:Shirkadda Dahabshiil oo Lacag Ku Wareejisay Shirka Nabada Adhicadeeye,

Shirkada Dahab Shiil Group ayaa deeq lacageed oo gaadhaysa 8,000 $ oo dollar ku wareejisey gudiga Dhaqaalaha ee Shirka Nabadeynta Degmada Adhicadeeye ee gobolka Sool .

Gudoomiyaha Shirkada Dahab-Shiil Group ee gobolka Sool C/Qani Awdaahir ayaa sheegay in ay ugu tala gashay in ay kaga qayb qaadato dhaqaalahan howlaha Shirkan.

Dhinaca kale , Gudiga Shirkan ayaa u mahad naqey Shirkada Dahab Shiil deeqdan ay shirkada ku taageerayso,