Deg Deg: Xasan Sheekh Oo Safar Dhuumasho ah Ku Tagay Isra’iil.

Waxaa caasimada Maamulka Yahuuda ee Talabiib ka dagay madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,

Warar Hoose oo khaatumoNews.com helayso ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh, uu safar Qarsoodi ah ugu baxay caasimada Talabiib,

Sidoo kale Xubno kamid ah Sirdoonka soomaaliya, ayaa sheegaya in ay helen xogta safarka Talabiib ee xasan Sheekh,

Dhanka kale waxaa jira qorshe ku lamaan safarka Xasan Sheekh, ee Israail, oo ah inay taageerto yahuudu Musharax Kamid ah kuwa u ordaaya Xilka madaxweyne ee soomaaliya 2021. musharaxaasi oo lagu sheegay Sheekh Shariif,

Iyadoo ujeedku yahay si loo helo Madaxweyne Soodhaweeya Yahuuda suu uqaban lahaa hogaanka Dalka Somalia 2021, islamarkaana dhinaca ka raaca dabaysha Wadamo badan oo islam ahi hor boodayan oo ah aqoonsiga Yahuuda,

Dhinaca kale waxaa jira warar sheegaya in Xukumada soomaaliya, ee Hada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay aad uga doodaso in ay xidhiidh la samayso Israa’iil taaso keentay in mucaaridku uga hormaro Xukumada Soomaaliya Xidhiidh ay la sameeyan Maamulka Yahuuda,

Qorshaha Safar xasan Sheekh, ee Israil waxaa ka shaqeeyay saan xogta ku helnay Dawlada Imaaraadka Carabta,wuxuna xasan Ka dhoofay Dubay,