Deg Deg Daawo::Muuse Bixii Oo Shir Dagdag ah Qabtay Kadib Fashil Ku yimid Safarkii Burco Iyo laascaanood

Horjoogaha maamul Beeleedka Somaliland Muuse Biixi cabdi ayaa Maanta kulan Dagdag ah isugu yeedhay Golaha wasiirada maamulkiisa.

Kulankan Dagdaga ah ayaa yimid kadib markii Muuse Bixii ka baaqday Maanta safar uu ku aadi laha Burco iyo laascaanood,