Musharax Xildhiibaan Oo Laascaanood Ku Qabtay Shir Lama filaan ku Noqday Taliska SNM,

Kulankii ugu balaadhnaa ee lagu taageerayo murashax u taagan xilka xildhibaanimo ee dawlada federaalka soomaaliya ayaa ka dhacday magaalada laascaanood.

Murashax xildhibaan abdiqani roobeeye ayaa lagu taageeray inuu noqdo xildhibaanka u matali doono gobolka sool dawlada federaalka soomaaliya