Guurtida iyo Cuqaasha Beesha Reer Fiqi-Shinni oo caawa Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Laascaanood ayaa Baaq Nabadeed iyo gogol ugu baaqey Beesha Ugaadhyahan . Suldaan Mustafe Maxamuud Awseed ayaa gogoshan dhigey magaalada Adhicadeeye ee gobolka Sool , Beesha Fiqishini ayaa mudooyinka Gogol nabadeed ugu baaqasay beesha Dhulbahante aan cidi ka aqbalin,Continue Reading

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Buuse Biixi ayaa billad-sharafta ku maamuusay Duuliye Axmed Dheere, oo ahaa ninkii diiday in uu Hargeysa duqeeyo. Duuliyahan ayaa Sheegay in uu Beesha isaaq Ka daayay Diyaarad uu waday oo Maxamed Siyaad Barre ku amray inay Duqayso hargaysa islamarkaana taas badelkeeda uu ka dajiyay Diyaaradii Jabuuti, MuuseContinue Reading

Waxaa caasimada Maamulka Yahuuda ee Talabiib ka dagay madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Warar Hoose oo khaatumoNews.com helayso ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh, uu safar Qarsoodi ah ugu baxay caasimada Talabiib, Sidoo kale Xubno kamid ah Sirdoonka soomaaliya, ayaa sheegaya in ay helen xogta safarka TalabiibContinue Reading