Deg-deg Daawo Video:- Beelaha Hagar iyo Hayaag (Mataano Hawd) Oo Geel Mag Kula Kala Wareegay Magaalada Ceegaag

Labada beelood ee Hagar iyo Hayaag oo la magac baxey Mataano Hawd oo dhawaan nabdey ayaa magta geelihii u horeeyey la kala wareegey.

Halkan Ka Daawo