War Deg Deg ah:-Laascaanood Oo lagu xidhay nin ka hadlay Qudbadii Nuux Taani

Maleeshiyaadka maamulka somaliland ee gobolka SOOL ayaa xidhay axmed qani Daad oo kamid ah dhalinyarada gobolka SOOL,

Axmed qani ayaa ka. qoray faallo qudbadii foosha xumayd ee Nuux taani ka jeediyay shirkii maxamuud garaad ee Adhicadeeye kaaso u nuux ka jeediyay qudbad isku dir ah.

Guumaysiga maamulka somaliland ku hayo gobolka SOOL ayaa ah mid maraya meel aad u xun islamarkaana ku sii Fidaya bulshada gobolka hadana maraya see uga hadashan AMA dhalinyaradu ugu faafiyan fikirkooda baraha bulshada

KHAATUMONEWS.COM