War Deg Deg Ah:Madaxweyne Qoor-Qoor Oo Beesha Caalamka Kula Shiray Muqdisho,

Beesha Caalamka ayaa shr dagdag ah kula qaadatay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Qoor Qoor caasimada soomaaliya ee muqdisho.

Kulanka Ayaa looga hadlay Arrrimaha Doorshada Soomaaliya iyo Shirka la filaayo in uus abtida k furmo caasimada Soomaaliya.

Qoor Qoor oo soo dhigay qoraal kooban uga hadlaayo kulan uu la qaatay Beesha caalamka ayaa yidhi’

”Waxaan maanta kulan laqaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya sida Qaramada Midoobey, Midawga Yurub, Mareykanka, UK, Sweden iyo Midawga Afrika.”

”Kulanka oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 iyo sidii loo dhammeytiri lahaa hannaanka doorashada ee kasoo shirkii Dhuusamareeb[3] ayaa kusoo dhamaaday guul iyo isgarad”