War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidank SSC iyo Somaliland,

Dagaal Culus ayaa gobolka sool ku dhexmaray Maleeshiyaadka Maamulka somaliland iyo Ciidamada SSC,

Rasaas xoog leh ayaa ka socota aaga Deegaanka xagarey ee Gobolka Sool Waxayna is rasaasayntu u dhaxaysaa ciidanka SSC ee uu hogaamiyo Faysal falaalug iyo ciidamada Somaliland,

Mudo 45 daqiiqo ah ayay socotaa rasaas xidhiidh ah Shabakadda Khaatumo News oo La samaysay xidhiidh hogaamiye Faysall falaalug, ayuu noo xaqiijiyay in ciidamada Somaliland ay wareerku kusoo qadeen ciidamadiisa,iyana ay ku dhuften dhirbaaxo culus.

Wax dhimasho iyo dhawac ah Nooma sheegin Taliye Faysal xiliga aanu wacnay sababto ah waxaa socotay xabada,

Lasoco Khaatumo News Wixii Soo kordha