War Deg Deg Ah Daawo:Garaad Cabdirisaaq Oo Md, Farmaajo uga Digay in Xildhibanada SSC Loo Gacan Geliyo Siciid Deni,

Garaad Cabdirisaaq oo kamid Ah Isimada dhaqanka SSC kuna sugan Gobolka sanaag ayaa Si kulul uga hadlay Dooda madaxweyne Siciid Deni ee ah in xildhibaanada SSC lagu soo xulo Garoowe,

Garaadka ayaa madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,uga digay in uu masiirka gobolada SSC u gacan galiyo Maamulka uu hogaaminaayo Madaxweyne Deni,