Madaxweynaha Dawlada Puntlland Siciid Deni, ayaa markii Labaad oo laga hadlaayo Arrimaha masiiriga ah ee soomaaliya waxaa uu iska reebay Xubnaha marabida Ah ee dhulbahante ugu jira Puntland.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Shirkii Dhuusamareeb 1 Madaxweyne Deni waxaa uu iska reebay Xubnaha dhulbahante,

Mar labaad shirka Muqdisho, uga furmay Dawlada iyo maamulada kuma jiran wax Dhulbahante ah gaar ahaan kuwa Lagu magacaabo Marabida Garoowe jooga,

Si kastaba Ha Ahaate Madaxweyne Deni ayaa muujiyay in Xubnahan Marabadida eh ee Garoowe Jooga yihiin kaliya marabi aan Dhaafin Garoowe islamarkaana aan gayin inay ka soo muuqdan Fagaarayaasha Siyaasadda Soomaaliya Heer maamul iyo Heer Dawlad,