War Deg Deg Ah Daawo:Ugaas Rooble Oo Ku Baaqay in Maamulka Isaaq Laga Saaro Borama
Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble oo ah Ugaaska Guud ee Beelaha Gudabiirsi ee Gobolka Awdal ayaa ka hadlay shirqool dil ah oo maamulka Somaliland u dhigay. Ugaaska oo ku sugan Dalka Itoobiya, gaar ahaan Jigjiga Ayaa Beesha Borama ugu baaqay inay isugu timaado shir weyne looga hadlaayo sidiii la isku xoraynlahaContinue Reading