600 Deg Deg Daawo; Aas Qaran Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Xasan Abshir Faarax. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo; Aas Qaran Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Xasan Abshir Faarax.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda ku sugan Garoonka diyaaradaha Garoowe, halkaasi oo hadda laga soo dejiyey Alle ha u naxariistee maydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Xasan Abshir Faarax.Waxaa goobjoog ahaa Ra’iisul Wasaaraha DFS Mudane Xasan Cali Khayre, Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS Cabdi Xaashi, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Ku-xigeenadiisa, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha DFS iyo kuwa Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS, isimo, culimo, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...