Deg Deg Daawo:Qarax 18 Qof ku Dhinten Oo Maanta Ka Dhacay Gobolka……
Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay gobolka Logar ee dalka Afghanistan.Weerarkan ayaa la sheegay in loo adeegsaday baabuur walxa qarxa laga soo buuxiyay. Qarax ayaa yimid xilli dhawaan dowladda dalkaas iyo kooxda Taliban ay ku heshiyeen xabadjoojin, taas oo kooxda Taliban ay sheegtay in ujeedka uuContinue Reading
AKHRISO:-Fariinta Maamulka Shabakadda KhaatumoNews.com
‘Waxaan marka hore u mahad celinaynaa Ilaahay (SW) oo ah macbuudka xaqqa. Waxaan ku sallinaynaa Nabi Mohamed SCW, oo raxmad ahaan naloogu soo diray inuu dariiqa toosan nagu sugo. Maamulka Shabakada Khaatumonew.com iyo Shaqaalaha shabakada Khaatumonews.com,waxay halkan Hambalyo uga dirayan Dhamaan umada Islamka Ah gaar Ahaan Umada soomaaliyeed siiba intaContinue Reading
Daawo:Boqolka Qof Ee Afrika Ugu Sumcadda Badan Oo la Shaaciyay,
Repeni Poll International, oo ah shirkad caan ku ah qiimaynta dadka sumcadda waanagsan ku leh adduunka, ayaa waxay sii deysay liiska boqolka qof ee qaaradda Afrika ugu caansan uguna sumcadda wanaagsan sanadkan 2020. Liiskan waxaa ku jira 47 haween ah iyo 53 rag ah oo ka kala yimid waaxyo kalaContinue Reading
Deg Deg Daawo:Beesha Isaaq Oo 30 Sano Kadib Ku Shirtay Muqdisho,
Beesha Isaaq Gaar ahaan Beesha Habar yoonis ayaa mud Ahaatan laga joogo 30 sano waxaa ay markii ugu horeysay ku yeelatay Gudaha Caasimada soomaaliya ee Muqdisho shir balaadhan, Beesha Habar yoonis, ayaa shirweynaha ay ku qabsatay Muqdisho uga hadashay Arrimo xaasaasi ah oo salka ku haya masiirka Beesha iyo ArrimoContinue Reading
War Deg Deg Ah Daawo:Wasiiradii Khayre Oo Wal-Shamsi Ku Qaaday Sharciyo Khayre Hortaagna.
Golihii wasiirada ee Xukumadii Khayre ayaa wal-shamsi ku qaaday oo si aan kala hadh lahayn gacanta ugu taagay dhawr sharci oo raysal wasaare khayre hortaagna mudadii uu xilka hayay,Continue Reading
Dawladda Qatar iyo Beelaha Hawiye Oo Ka Shiray Arrin Xaasaasi Ah,
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo maalmaan ku sugnaa magaalada Muqdisho, isla markaana ka waday kulamo siyaasadeed ee beesha Hawiye ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Bin Hamza Asad Mohammed. Qoraal kooban oo madaxtooyada Galmudug ay ka soo saartay kulankaasContinue Reading
Deg Deg Daawo:Imaaraadko U yeedhay Madaxweyne Deni.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa u safri doona gudaha bisha August Dalka Imaaraadka carabta, sida uu sheegay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland. Madaxweyne Deni ayaa u tagi doona Dubai Arrimo la xariira Heshiiskii Dekedda Boosaaso ay kula wareegtay Saddex sanno kahor Shirkadda DP World, kaas ooContinue Reading