Daawo:Beesha Hawiye Oo U jawaabtay Puntland kuna Tilmaantay Inay Wadaan Nacayb Beeleed.
Beesha Hawiye Gaar Ahaan Masiliyiinta Hirshabeellle ayaa si kulul ugu jawaabay maamulka Puntland iyo diidmada uu ka keenay Xubnaha 13 Ah ee Maamulka Dadban ee Banaadir loo meel mariyay,
Masuuliyiintan Beesha Hawiye oo ka hadlaaya Arrinkan ayaa yidhi“Puntlnd Fadaraalka iyada noo keentay waanu ka aqbalnay Gobol wax ha lagu qeybsado ayadaa keentay waanu ka aqbalnay iyago laba gobol iyo Bar ah inay ka badan qaatan waanu ka aqbalnay marka waxay wadaan waa nacayb beeleed’

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.