Deg Deg Daaw:Buuhoodle Oo Si Weyn looga Xusay 26 Juun iyo Fariimo Kulul Oo Dawlada Somalia Loo Diray
Caasimada Gobolka Cayn ee Buuhoodle waxaa ka dhacay maanta Xaflad Balaadhan oo ay soo qaban qaabiyen Masuuliyiinta Deegaanka ugu horeeyo Mudane Bashiir Cismaan xaashi,
Xaflada Ayaa loogu Dabaal dagaayay 26 Juun Maalintii ay Xoriyadda qaaten Golada Waqooyi ee Soomaaliya.
Masuuliyiin Goobta ka hadlay Ayaa Dawlada Soomaaliya ugu baaqay in Ay Shacabka SSC ku eegto ilgaar ah islamarkaana aysan iska indho tirin xuquuqda SSC,
Sidoo kale Masuuliyiinta Ayaa Sheegay in Wadahadalka Fadaraalka iyo Maamulka somaliland aysan cidi ku matalin Gobolada SSC
Munaasibadan oo si heer sare ah loo soo qaban waabiyay ayaa ku soo dhamaatay Si nabad ah,

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.