600 Deg Deg Daawo:Buuhoodle Looga Dhawaaqay Badbaado SSC iyo Baaq Loo diray Dawlada Fadaraalka | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Buuhoodle Looga Dhawaaqay Badbaado SSC iyo Baaq Loo diray Dawlada Fadaraalka

Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle Caasimada Gobolka Cayn looga dhawaaqay Golaha Badbaado SSC.

Odayaasha cuqaasha waxgaraadka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Buuhoodle ayaa ka soo Qeyb Galay Munaasibada Looga dhawaaqay Golaha Badbaado SSC.

Afhayeenla Golaha Badbaado SSC Cabdiqaadir Cabdilaahi Maxamed Mr Xildhibaanka ayaa munaasibada ka sheegay in Golahani yahay mid u taagan Qadiyadda SSC islamarkaana u dagaalamaya meeaamka maamul ee deegaanka SSC oo madax Banaan.

Afhayeenka ayaa sidoo kale baaq udiray dawlada Fadaraalka soomaaliya in ay shacabka SSC iyo meeqaamka Maamul ee deegaanak SSC ay il gaar ah ku eegto.

Golahan ayaa maalmaha soo socda looga dhawaai doona guud ahaan Dalka iyo Dibada iyadoo Buuhoodle noqotay Meeshi ugu horeysay ee looga dhawaaqo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021