600 Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ninkii Lagu Gubay Duleedka Hargaysa Sheegtay Cida Gubtay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ninkii Lagu Gubay Duleedka Hargaysa Sheegtay Cida Gubtay

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Somaliland Sheekh Khaliif ayaa ka hadlay nin u dhashay Dalka Jeyna oo dhawaan maydkiisa lagu gubay Duleedka Hargaysa,

Wasirkan ayaa sheegay in Ninkan ay ku wareejiyen Ka maamul ahaan ehelkiisa markuu dhintay islamarkaana iyagu ay guben oo dhaqankoodu yahay in ay guban maydka,

Waxaa uu intaas ku daray in Culimada somaliland iyana ku waa faqen ninku haduu gaal yahay in uusan lahayn xurmada muslinka oo ehelkiisa lagu wareejiyo haday gubayan iyo hadii kalaba

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021