Daawo:Puntland Oo Sheegtay In Dhiig Badan Ku Daadan Doono Sool iyo Sanaag,

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdilaahi Cali Xirsi Timacade oo la hadlay warbaahinta ayaa ka jawaabey hadal kaaso yeeray dhiggiisa Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleeban Cali Koore.

”Waxaan rabaa inaan u sheego Saleeban in dhulka madaxweyne Deni ka hadlay uu yahay Puntland haddii ay Somaliland iskaaga bixi weydaana uu dhig ku dadaan doono, waxaa saka ku arkayey baraha bulshada ceel-biyoodyoh laga qoodayey Sool iyo cayn oo u joojiyey wasiirka biyaha maamulkaas una ku tilmaamey sharci daaro, Taasa saleeban ku filaan gumeysiga lagu haayo dadka reer Sool iyo Cayn”.