Deg-deg Daaawo Video:- Halkee Ayey Mareysaa Nabadeyntii Beelaha Hagar Iyo Hayaag

Beelaha hagar iyo hayaag oo colaado soo noq-noqdey ku dhexmareen deegano ka tirsan gobolka cayn ayaa lagu jiraa dedaal lagu nabadeynayo beelahaasi, waxaana deegaanada Ceegaag iyo hurufadhi ku sugan ergooyin tiro badan oo ka kooban ismo,cuqaal,waxgarad iyo odayaal dhaqameed.

HALKAN KA DAAWO