Deg Deg:Deni Oo Qaadacay Shirkii Madaxweyne Farmaajo Ku Dhawaaqay
Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in uu aqbalayo qaraarkii baarlamaanka Puntland oo u diidayay in uusan ka qeybgali karin shirka magaalada Muqdisho. Shirkaas waxaa Madaxda maamul gobaleedyada ku casumay Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa eed u soo jeediyey Madaxweynaha F. Soomaaliya, isagoo sheegay in uu doonayo mudo kororsi, isagoo u mahadceliyayContinue Reading