Beesha Ciise Maxamuud ee Magaalada Garoowe Ayaa Si kulul uga hadashay Ciidamada Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ee ku sugan Gudaha Garoowe, HALKAN KA DAAWO VIDEO Beesha Ciise Maxamuud, ayaa sheegtay in mudo 24 saac gudohood ah hadii uusan Axmed Karaash ciidankiisa uga saarin Garoowe in ay ku qaadi doonanContinue Reading

Maamulka Somaliland ayaa jiida hore ee Degmada Tukaraq ee Gobolka Sool Lagu arkayay iyagoo ku siiwada Dabaabaadka Dagaalka oo laga keenay Hargaysa, HALKAN KA DAAWO VIDEO Labo kamid Kaarayaasha Dagaalka ayaa Saaka waxaa ay soo dhexmaren gudaha laascaanood kuwaaso ku wajahan Tukaraq. Gadiidkan ayaa ka yimid dhanka Magaalada Hargaysa eeContinue Reading

Mudo 6 maalin ah waxaa ka socday Shaqo gudaha Websetika Khaatumonews.com Shaqada ayaa ka socotay dhanka Fariimaha Ay ku reeban Bulshada Gaar ahaan Commentiska . Xadigii loogu talo galay ayuu kor u dhaafay Kadib waxaanu samaynay baalaadhin taaso sababtay in mudadii Shaqadu socotay in ay fariimo soo diri kari waayanContinue Reading

Maamulka Pntland ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay Page-kii Axmed Karaash Ee Hawada Laga saaray 28 Bishan. Qoraal Ka soo baxay Xukumada Puntland ayaa looga Hadlay Bogas Hawada laga saaray, UJEEDDO: BEENIN WARAR BEEN ABUUR AH OO LAGU FAAFIYEY BARAHA BULSHADA Xafiiska Warfaafinta Golaha Wakiillada Dowladda Puntland waxaa uu beeninayaaContinue Reading