Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse. Dikteeto Maanta oo Isniin ah ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilkii looga qaaday Taliyaha Booliiska Sarreeye Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse, waxaana xilkaasi loo magacaabay S/Guuto CabdiContinue Reading

Waxaa Magaalada Kismaayo Ee xarunta maamulka Jubaland shir balaadhan ku yeeshay Odayaash waxgaradka Beesha Cawromalle. HALKAN KA DAAWO VIDEO Shirkan uu oo hogaaminaayay Ugaaska Guud ee Beesha Cawromale Ugaas Xasan Shiikh ayaa Sheegay in beeshu aysan kamid ahayn Beesha warsangali ee Harti islamarkaana ay tahay gaf in lagu sheego HartiaContinue Reading

Waxaa caawa Gudaha Magaalada laascaanood Lagu toogtay Aadan jaamac Oogle oo kamid ah Dhalinyaradda Deegaanka ugu Firfircoon. HALKAN KA DAAWO VIDEO Aadan Jaamac oogle ayaa Dusha Sare ee jidhkiisa gaar ahaan Halka loo yaqaan Kalxanta waxaa kaga dhacay Rasaas.. Xaalada Caafimaad ee Aadan Jaamac oogle Waxaa ka war bixyay MaamulkaContinue Reading