Garaad Mukhaar Garaad cail Buraale iyo garaad Jamac Garad Cali ayaa socdaallo Nabadeed ku maray Deegaanada Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame oo Colaado Sokeeye oo dhiig Badan ku daatay Ku Dhexmaray deegaankaasi Kooonfurta Sool. HALKAN KA DAAWO VIDEO Labada Garaad ayaa Dhamaan Deegaank Labada Beelood dagan Ku maray socdaal nabadeed siContinue Reading

Hargaysa{ Khaatumonews }Maamulka somaliland ayaa dhawaan sheegay in Deegaanka Ay maamulan Laga helay Laba Kiis Oo ah Caabuqa Covid 19. HALKAN KA DAAWO VIDEO Somaliland ayaa sheegtay in Labada Kiis laga Kala helay Magaalooyinka Burco iyo Berbera Sheegashada Somaliland ee Caabuqa Covid 19 kadib waxaa hadlay dawlada soomaaliya oo sheegatayContinue Reading

Madaxweynaha Somaliland Muusa Biixi Cabdi wuxuu cafiyey maxaabiis gaadhaysa 574 oo maxbuus, kuwaas oo lagu tilmaamay in ay yihiin kuwo aan danbiyo culus gelin, sida xoguhu sheegayaan maxaabiistaa la sii daayey waxay u badan yihiin kuwo dhammaantood galay denbiyo culus marka loo eego eedaha loo soo jeediyey Coldoon. Coldoon denbigaContinue Reading

Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Suldnaanka Guud ee Beelaha isaaq ayaa sheegay inay Tahay Lagama maarmar in Isimda Isaaq qeyb ka noqdan Wadahadalka soomaaliya iyo Somaliland si umada la isugu soodhweeyo. HALKAN KA DAAWO VIDEO Suldaanka ayaa sheegay in Loo baahan yahay in laga shaqeeyo Midnimada umada Soomaaliyeed islamarkaana waxaa uu carabkaContinue Reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxweynaha ayaa soo saaray xeerka cafinta xukumaneyaashan kaddib warbixin ku saabsan xaaladda maxaabiista dalka oo uu uContinue Reading

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Geerida Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde waxaa xaqiijisay dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna u geeriyooday caabuqa Coronavirus oo tobanaan kun oo qof dunida ku dilay. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Continue Reading