Deg Deg Daawo:Gobolka Sool oo Khatar ku jira iyo C/wali Suudi Oo Ka Hadlay,

Iyadoo Guud ahaan caalamka uu kala xidhan yahay isku socodka Ganacsiga iyo Guud ahaan dhaqdhaqaaqyadii kala duwana islamarkaana uu xanibay Xanuunka Covid 19, ayaa magaalada laascaanood ee Xarunta gobolka sool, waxay ku jirta xaalad aan isbadel lahayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Laascaanood Waa Sideedii hore Guud ahaan ganacsigu waa Furan yahay Shirarku si caadi ah ayay u dhacan Dadku si caadi ah ayay isku dhexmarayan Majirto wax taxadar ah iyo wax ka hortag ah oo ka muuqda ama diyaar garow ah oo ka jira Gobolka.

Khatartan isbarkan ee gobolka ka jirta waxaa si faahfaahsan uga hadlay Cabdiwali yaasin Suudi, oo kamid ah Aqoonyahanka Gobolka Sool waxaana uu soo jeediyay C/wali Talooyiin La xidhiidha Badqabka Bulshada Iyo in si mug leh looga hortago Khatarta Xanuunkan.

Aqoonyahan C/wali ayaa sidoo kale udiray Fariimo kala duwan Bulshada Gobolka Qurbajoogta iyo Ganacsatada Deegaanka.

Hoos Ka Daaawo Waraysiga C/wali Siiyay Khaatumonews.com