Daawo:Fadeexad Weyn Xaafada Ay kutaal Madaxtooyadda Soomaaliya,

Xaafadda ay kutaal madaxtooyadda laga maamullo dalka soomaaliya Wardhiigley ayaa laag soo duubay muqaal fadeexad weyn ku ah dawlada Fadaraaka soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xili Dawlada Soomaaliya Gaar ahaan Madaxtooyadda Soomaaliya ay lacag badan ku bixinaso Dayactirka Sawirada madaxweyne Farmaajo oo ay dhawaan burburshen Mudaharadayaal cadhaysan ayaa hadana Waxaa laga soo duubay Muqaal Kashifaad ah Xaafadda ay ku taal Madaxtoyadda soomaaliya Muqaal ku ah bahdilaad xukumada soomaaliya,