Deg Deg Daawo:Axmed Madoobe Oo Wata Isbadel-Doonkii Jubaland Oo Ka Dagay Kismaayo

Waxaa Magaalada Kismaayo Xarunta Maamulka Jubaland Maanta soo Gaadhay madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe iyo Madaxda Isbadeldoonka Jubaland,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Soo dhoweyn balaadhan Ayaa loo sameeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe , waxaa safarkiisa ku wehliyay C/rashiid Xidig Sheekh Daahir oo ka mid ahaa xubnaha Golaha Is bedel doonkii Jubbaland, waxaa arrimo caafimaad Nairobi ugu haray C/naasir Seeraar oo isna todobaad kaddib ku laaban doona Kismaayo