Deg Deg Daawo;Sarkaal Laascaanod Shir Ku Qabtay oo Madaxweyne Farmaajo udiray Dhamaal,

Gen, Aadan Maxamed Cali Bullay Oo Ka Mid Ahaa Sarakiishii Dowladii Hore Ee Soomaaliya Oo Warbaahinta kula hadlay maanta Laascaanood Ayaa Baaq U Diray Madaxweynaha Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.