Daawo:Fadeexada Laascaanood Ka Dhacday,

Waxaa Magaalada aascaanodo xarunta Gobolka sool Maanta lagu Gubay Qaad Si dhuumaalaysi ah Magaalada usoo galay

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Dhacdada layaabka leh ee Ka dhacday goobta Qaadka lagu gubaayay Ayaa Ahayd markii ciidankii Qaadka gubaayay iyo Dad kale oo shacab ahi ay booben qaadkii oo gubanaya lana kala yaacen