Xaafadda ay kutaal madaxtooyadda laga maamullo dalka soomaaliya Wardhiigley ayaa laag soo duubay muqaal fadeexad weyn ku ah dawlada Fadaraaka soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Xili Dawlada Soomaaliya Gaar ahaan Madaxtooyadda Soomaaliya ay lacag badan ku bixinaso Dayactirka Sawirada madaxweyne Farmaajo oo ay dhawaan burburshen Mudaharadayaal cadhaysan ayaa hadana WaxaaContinue Reading

Iyadoo Guud ahaan caalamka uu kala xidhan yahay isku socodka Ganacsiga iyo Guud ahaan dhaqdhaqaaqyadii kala duwana islamarkaana uu xanibay Xanuunka Covid 19, ayaa magaalada laascaanood ee Xarunta gobolka sool, waxay ku jirta xaalad aan isbadel lahayn. HALKAN KA DAAWO VIDEO Laascaanood Waa Sideedii hore Guud ahaan ganacsigu waa FuranContinue Reading

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa kudhawaaqday $1malyan oo Dollar oo loogu talogalay xaaladda magaalada Qardho. Raysalwasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shaaciyay warkan, waxaana kahoreeyey guddi uu magacaabay oo arrintan ka shaqeynaya. Xukumada Puntland ayaa cadeysay in lacagtan ay soo gaartay maantaba. Madaxweynaha Puntland ayaa shalay gaaray Qardho, si uuContinue Reading

Waxaa Magaalada Kismaayo Xarunta Maamulka Jubaland Maanta soo Gaadhay madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe iyo Madaxda Isbadeldoonka Jubaland, HALKAN KA DAAWO VIDEO Soo dhoweyn balaadhan Ayaa loo sameeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe , waxaa safarkiisa ku wehliyay C/rashiid Xidig Sheekh Daahir oo ka mid ahaa xubnaha Golaha Is bedel doonkiiContinue Reading

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goor dhoweyd u ambabaxay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, halkaas oo ay khasaaare laxaad leh u gaysteen daadad xooggan oo xalay ku rogmaday. Madaxweynaha  iyo wefdigiisa ku wajahan magaalada Qardho, ayaa u kuur-geli doona khasaaraha naf iyo maal leh ee ka dhashay daadadkiiContinue Reading

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay ku dhowaad 100-qof Coronavirus ugu geeriyootay magaalada Muqdisho. ‘Ilo Xog-ogaal ah ayaa ii xaqiijiyeen in ku dhowaad 100 ruux ay shalay iyo xalay magaalada Muqdisho ku geeriyoodeen. Dadka intooda badan waxay uContinue Reading

Waxaa Magaalada aascaanodo xarunta Gobolka sool Maanta lagu Gubay Qaad Si dhuumaalaysi ah Magaalada usoo galay HALKAN KA DAAWO VIDEO Hadaba Dhacdada layaabka leh ee Ka dhacday goobta Qaadka lagu gubaayay Ayaa Ahayd markii ciidankii Qaadka gubaayay iyo Dad kale oo shacab ahi ay booben qaadkii oo gubanaya lana kalaContinue Reading