
Waxaa saacadihii ugu danbeeyay soo yeedhay in masuul kamid ah wasaarada arrimaha gudaha ee somaliladn islamarkaana uu wasiirka ka yahay Maxamed kaahin in Lagu kufsaday haweenay kamid ah shaqaalah wasaarada oo u kufsaday isla masuul ka shaqeeya wasaarada.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba Maamulka Somaliland gaar ahaan masuuliyiinta wasaarada Arrimaha gudaha ayaa iska fogeeyay warkaasi laga baahiyay wasaarada,

38 total views, 1 views today