Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Isimada Sool Sanaag iyo Cayn ay Bari Shir yeelan doonaan Kaasi oo ku saabsan Ka Qayb galka Shirwaynaha 15 Bisha Ka Furmaya Magaalada Garowe oo isimada Lagu Casuumay inay Ka Qayb galaan.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Shirkaasi ayaana ku saabsan aayo Ka Talinta Puntland Waxaana Lagu Casuumay Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan.

Isimada ssc ayaana haatan ka shiraya Doorka shirkaasi ay Kaga Qayb galayaan oo dhawaan furmi Doona.

W/Q Wariye Cali Dhagjar Buhodle

Lasoco Wixii soo Kordha khaatumonews.com