
Ibraahim Gaab oo kamid ah Darawalka ugu gaaban Caasimada Soomaaliya ee Mqudisho waana darawal mooto Bajaaj,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Warbaahinta Muqdisho ayaa Ibraahim ka soo duubtay muqaal cajiib ah oo uga hadlaayo shaqadiisa iyo Caqabadaha uu lakulmo,

35 total views, 1 views today