Daawo Sawiro:Madasha Caleema Saarka Garaad Mukhtaar,

In kayar 24 saac ayaa ka hadhay caana shubka Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale Hassan. Meelo badan ayaa marti kala duwan isaga timi Goobtan ayaan la isku wada arkayaa.

Madasha Caleema Saarka Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo dhacda dhinaca Kooonfur galbeed ee gobolka Sool .

Wufuud ballaadhan oo ka kala yimid deegaamada Somalidu degto ayaan 24 kii saac ee ugu danbeeyey ku soo qulqulaya magaalada Laascaanood iyo Dharkayn Geenyo.

 45 total views,  1 views today