Daawo:Faysal Cali Waraaabe Oo Weeraray Beesha Majeerten”Waa Beel yar oo Doonasa Kaligeed inay Somali Ka noolaato”

Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ka hadlay Arimo La xidhiidha Doorashooyinka iyo Dagaaladii dhowaan Qaybo kamid ah gobolka Sanaag ku dhexmaray Ciidamada Putland iyo kuwa Somaliland, Wuxuuna si gaar ah dhaliilo ugu Jeediyey Maamulka Puntland oo uu sheegay inuu yahay Qoys doonaya inay Dawlad noqdaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Puntland waa Reer yar [Maxamuud Saleebaan] oo Dawlad iska dhigaya, dadka Reer sanaag waxaan leeyahay dadkaasi Fidno ayay idiin keenayaan, Laakiin Somaliland ayay Ceeb ku tahay in lagu Cabsiiyo Garoowe iyo Boosaaso, Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe,

 43 total views,  1 views today