Deg Deg Daawo:Wefti Culus Oo Ka Socda Kenya Oo Hada Gaadhay Muqdisho,

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga dowladda Kenya Fred Matiangi ayaa soo gaaray maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin katirsan dowladda kuwaa uu soo dhaadhiciyay Gudaha Magaalada.

Wali lama Xaqiijin Sababta rasmiga ee ka dambeysa Safarka Wasiirka Iyo Wafdigiisa, balse waxaa la aaminsan yahay inuu salka ku hayo Xiisada cirka isku shareertay ee ka dhax aloolsan Kenya Iyo Soomaaliya.

 41 total views,  1 views today